Tag: dhaweeyn

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo Muqdisho ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Puntland ka hor aaska Qaran -“ Quluub mid ah oo murugaysan ayeynu ku sagootinaynaa Cabdirisaaq Xaaji Xuseen”

Muqdisho, February 6, 2014----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland mudane Cabdiwali Maxamed Cali ( Gaas) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayey, kaasi oo ka qaybgeli doona aaska qaran ee loo samaynayo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya allaha u naxariistee Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo berri oo jimce ah lagu duugi doono magaalada Muqdisho.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS