Tag: dhanka

Mooshin ka dhan ah ra’iisul wasaaraha Somalia oo loo gudbiyay Baarlamaanka

Mooshin dhan ka ah ra’iisul wasaaraha Somalia, C/weli Sheekh Axmed ayaa galabta loo gudbiyay guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo tani ay sii xoojinayso muranka siyaasadeed ee u dhexeeya madaxda sare ee dalka.

WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA: “Waxaan ku guuleysannay inaan 64 unug oo Al-shabaab ka tirsan ku burburinno muddo kooban”

Khamiis, Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in muddo 90-casho gudahood ah ay ku burburiyeen 64-unug oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaasoo ka howlgalayay Muqdisho.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS