Tag: david-cameron

David Cameron oo iska casilay xubinimada Baarlamaanka UK

Ra’iisul Wasaarihii hore ee UK David Cameron ayaa iska casilay xubinimada Baarlamaanka, isagoo caddeeyay in aanu dooneyn inuu dadka ka mashquuliyo Ra’iisul Wasaaraha cusub Theresa May.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS