Tag: dagaalo

Dagaal xalay ka dhacay deegaanka Lugloow ee gobolka J/hoose

Ciidamada maamulka Jubba iyo xoogagga Al-shabaab ayuu xalay dagaal xooggan ku dhexmaray deegaanka Lugloow oo qiyaastii 25 km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.

Dagaalo ku dhex maray ciidamada dowlada iyo ururka Alshabaab deegaano ka tirsan Galguduud iyo Hiiraan

Dagaalo xoog leh ayaa waxa ay labadii maalmood ee la soo dhaafay ay ka dhacayeen deegaano ka mid ah gobolka Galguduud iyo gobolka Hiiraan ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo ciidamada ururka Alshabaab.

Dagaal mar kale saaka ka qarxay deegaanka Nambar 50 ee Gobolka Shabellaha Hoose

Dagaal ayaa mar kale saaka ka qarxay deegaanka Nambar 50 ee Gobolka Shabellaha Hoose, iyadoo ciidamada Milateriga ay madaafiic ku garaaceen deegaanka ka hor inta aysan weerar toos ah qaadin

Dagaalo u dhaxeeyo Ciidammo ka tirsan Dowladda Somalia oo ka dhacay Gobolka Shabeellada Hoose

Ciidammo kawada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa waxay dagaallo culus maanta ku dhexmareen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo lasoo sheegayo inay khasaare xooggan ka dhasheen dagaalladaas.

Dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamo kala taabacsan Galmudug iyo Puntland oo xiligan soconaya

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in xiligan deegaan hoos taga Magaaladaasi uu kasocdo Dagaal u dhaxeeya Ciidamo kala taabacsan Galmudug iyo Maamulka Puntland.

Ciidamada Kenya oo askar ka tirsan ciidamada dowladda ku dilay deegaanka Hoosingoow

Dagaalo Shabeelaha Hoose ku dhexmaray ciidamo ka tirsan Kenya iyo kuwa dowlada Federaalka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS