Tag: dab

Dab khasaaro dhaliyay oo ka kacay suuqa weyn ee Wada jir

Sida ay xaqiijiyeen dad gaaray xilliga uu dabka ka kacay suuqa weyn ee dagmada Wada jir ayaa waxaa tilmaameen in uu dabka ka dhashay koronto ka mid ah kuwa ku jira suuqa , dabka ayaa waxaa uu kacay xilli dambe oo xalay waxana uu geestay khasaaro hantiyadeed.

Dab Khasaare Hantieed Sababay oo ka kacay Garaash Baabuurta lagu xareeyo

Dab khasaare maaliyadeed geystay ayaa xalay ka kacay garaash la dhigto baabuurta oo ku yaalla degmada Kaaraan ee Muqdisho, iyadoo geerashka ay yaalleen gaadiid isugu jira kuwa waaweyn iyo kuwa yaryar ee raaxada.

Dab khasaaro geystay oo xalay ka kacay guri ku yaalla xaafada Xamar Jadiid ee Muqdisho

Abaare 9:05 daqiiqo xalay ayaa waxa dab uu ka kacay guri ku yaallay xaafada Xamar jadiid ee magaalada Muqdisho iyadoo hanti ay ku bas beeshay dabkaasi.

Dab baabi,iyay hanta u badan shidaal oo goor dhaw ka kacay muqdisho.

Dabka ayaa waxaa uu ahaa mid ka dhashay goob lagu iibiyo shidaalka waxa ayna ku talaa meel aan sidaasi ugu fogeen hotelka Saxafi oo ah Hotelada ugu weeyn magaalada Muqdisho.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS