Tag: daawo

Deeq daawo ah oo Maamulka degmada Cabdicasis lagu wareejiyay

Hay’adda Daryeelka shacabka Danyarta ah oo ka mid ah hay’adaha maxaliga ah ee ka howlgala Gobolka Benaadir ayaa maanta deeq daawo ah ku wareejiyay Maamulka Degamda Cabdicasiis, taasi oo ahayd mid loogu talagalay in lagula tacaalo dadka qaba cudurka Duumada.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS