Tag: daahir

SHEEKH XASAN DAAHIR: "Dalku wuxuu ku jiraa Gumeysi, waana mid qaybsan"

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo muddo 11-bilood ah u xiran dowladda Soomaaliya, ahaana hoggaamiyihii ururka Xisbul Islaam ayaa tan iyo markii la xiray jeediyay khudbaddiisii ugu horreysay oo uu kaga hadlay xalaadda dalka uu haatan ku sugan yahay, isagoo eedeyn u jeediyay Al-shabaab.

Shiikh Xasan Daahir Aweys oo hada u muuqanaayo mid ay wax iska badalayaan fikirkiisii hore xabsi gurina loo dalay.

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo tan iyo bishii June ee sannadkii hore u xirnaa dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay laga saaray xabsigii uu ku xirnaa, iyadoo la geliyay xabsi guri.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS