Tag: dEYNIILE

Gaari waxyaabaha qarxa siday oo xalay lagu qabtay degmada Dayniile

Ciidamada Nabadsugida ayaa howl gal xalay ay ka sameeyeen degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ku soo qabtay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay iyo illaa shan ruux.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS