Tag: culimada

Culummada Kenya oo Dalbaday in la sheego kooxihii dilay Sheekh Makaburi

Hoggaanka muslimiita dalka Kenya ayaa ka dlabaday dowladda inay gacanta kusoo dhigto raggii dilay Sh. Abuubakar Shariif Axmed oo habeen hore lagu toogtay gudaha magaalada Mombasa ee dalka Kenya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS