Tag: city

Kooxda Leicester City oo markeedii ugu horeysay hanatay horyaalka Ingriiska

Kooxda aan caanka aheyn ee Leicester City ayaa loo boqray horyaalnimada kubada cakta dalka Ingiriiska xalay taasoo ka dhigtay mid ka mid ah sheekooyinki ugu yaabka iyo xiisaba badnaa ee taariikhda isboortiga aduunka.

Manchester City oo markii u horeysay u soo baxday Sema Finalka Champions League

 Kooxda Manchester City ayaa markii u horeysay u soo baxday wareega Sema Finalka Champions League, kadib markii ay 1-0 uga adkaatay lugta labaad ee wareega 8-da kooxda PSG ee dalka Faransiiska.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS