Tag: ciidankii

Ciidammo isku Diyaarinaya inay Weerar ku Qaadaan Deegaannada Al-shabaab

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegay in ciidammo isugu jira kuwa dowladda Soomaaliya, AMISOM iyo kuwo Mareykan ah ay haatan isku diyaarinayaan weerar cir iyo dhul ah oo ay ku qaadaan deegaannada ay k sugan tahay Al-shabaab.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS