Tag: ceelbuur

Xaaladda nololeed ee Ceelbuur oo laga deyrinayo

Guddoomiye ku-xigeenka maamulka dowladda Soomaaliya ee gobolka Galgaduud, Cabdixakiim Cabdullaahi Warsame (Dhagaweyne) ayaa sheegay in dadka ku nool degmada Ceel-buur iyo deegaannada ku dhow-dhow ee laga saaray kooxda Al-Shabaab aysan haysan adeegyada lagama maarmaanka u ah nolosha aadanaha.

War Deg Deg ah:- Ciidamada Qalabka sida oo la wareegay Degmada Ceelbuur

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay ka saareen maleeshiyada Al-Shabaab.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS