Tag: ccshakuur

C/raxmaan C/shakuur “Illaa iyo hadda Dowladdu dadkii ay ku laayeen gurigeyga, raalli gelin kama bixin”

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda Federaalka ayaa sheegay dowladda Federaalka ay ku dhiiran la’dahay inay qirato falkii17-kii bishii December ee sanadkii hore ay ciidamo ka tirsan Nabadsugida ku weerareen gurigiisa, kaasoo lagu dilay lix ka mid ah Ilaaladiisa 

C/raxmaan C/shakuur oo su’aalo badan ka keenay jawaabtii Madaxweyne Farmaajo ee kiiskii Qalbi Dhagax

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ahaa Musharaxiintii Xilka Madaxweynaha  kula tartantay Madaxweyne Farmaajo ayaa su’aal badan ka keenay jawaabtii uu ka bixiyay dhiibidii C/kariin Qalbi Dhagax. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS