Tag: cc

Muxuu C/raxmaan C/shakuur ka yiri heshiiskii saddex geesoodka ee lagu qeybsaday Saamiga Dekeda Berbera ?

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo lagu tiriyo inuu ka mid yahay siyaasiyiinta ku xiran Imaaraadka Carabta ayaa markii u horeysay ka hadlay heshiiska muranka badan dhaliyay ee saddex geesoodka Dekeda Berbera, kaasoo 1-dii bishan ay magaalada Dubai ku kala saxiixdeen dowladda Itoobiya, Shirkadda DP World iyo Somaliland. 
Valid XHTML 1.0 Valid CSS