Tag: cayaaro

Xulka wiilasha kubbadda koleyga Soomaaliyeed oo SEMI FINAL u gudbey

Xulka kubbadda Kolayga ee wiilasha Soomaaliya ayaa caawa 98-80 uga badiyay xulka Burundi kulankii labaad ee ka tirsanaa qeybta B ee tartanka isreeb-reebka koobka Qaramada Afrika ee kubadda Kolayga (Basket-Ball).
Valid XHTML 1.0 Valid CSS