Tag: canada

Shan ruux oo lagu dilay Toogasho ka dhacday Iskuul ku yaal dalka Canada

Shan qof ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday Iskuul ku yaalla Gobolka Saskatchewan ee bartamaha dalka Canada, markii nin hubeysan uu weeraray.

Wiil Soomaali-Canadian ah oo lagu dilay Gobolka Alberta ee Wadanka Canada

Wiil Somali-Canadian ah ayaa lagu dilay gobolka Alberta ee dalka Canada, wiilkan oo 27-jir ahaa laguna magacaabi jiray, Mustaf Faarax Mataan ayaa waxaa toogtay ruux baxsaday oo aan illaa hadda la garanayn.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS