Tag: cade

Diyaarad Qoxooti Soomaaliyeed kasoo Qaadaysa Yemen oo la filayo inay soo Gaarto Muqdisho

Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa inay garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho soo Cago-dhigato Diyaarad Sida 95 Ruux oo ka mid ah Soomaalida ku xaryian ee ku xayiran dalka Yemen, halkaasoo ay colaado ka taaga yihiin.

Yuusuf Indha Cadde oo shaaciyay cida Masuulka ka ah amaan darada kusoo korortay Magaalada Muqdisho

Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo kamid ah Saraakiisha Ciidanka Dowlada ayaa ka hadlay amaan darada mudooyinkii dambe kusoo kordhay Magaalada Muqdisho iyo Beegsiga lagu hayo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Madaafiic Khasaare Geystay oo lagu Garaacay Magaalada Muqdisho

Madaafiic ay Al-shabaab sheegtay inay ku weerartay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa qaarood waxay dhaawac u geysteen dad rayid ah oo deggenaa xaafadda Buulo-xuubey ee degmada Wadajir.

Yuusuf Indha Cadde "Aniga wax lug ah kuma lihi dagaalka NO: 50, Muqdisho ayaa iska joogaa"

Yuusuf Siyaad Indha Cadde ayaa iska fogeeyay wararka sheegayay inuu ku lug leeyahay dagaalo ka dhacay deegaanka NO: 50, kaasoo lagu eedeeyay inuu hogaaminaayay ciidankii weeraray deegaanka.

Meydka Wariye Maxamed Maxamuud Timad Cadde oo Muqdisho lagu aasay

Waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan gudaha isbitaalka Madiina lagu aasay meydka wariye Maxamed Maxamuud Tima Cadde oo xalay ku geeriyooday isbitaalkaasi gudihiisa kadib dhaawac maalma kahor kasoo gaaray weerar ay ku qaadeen kooxa bastoolado ku hubeesnaa oo ku dhuftay lix xabadood.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS