Tag: cadde

AMISOM oo is hor-taagtay in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde uu shaqeeyo habeenkii

AMISOM ayaa is hor-taagay in garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho uu habeenkii shaqeeyo, kaddib markii maalmo ka hor ay dowladdu ku dhawaaqday in garoonka uu wixii hada ka dmabeeya uu shaqeynayo habeenkii.

Diyaarado dagaal xalay duqeeyay deegaanka Ceel cadde ee Gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaarado aan la aqoon dalka laga leeyahay ay xalay duqeyn culus ka geysteen deegaankaas.

JEN. CADDE MUUSE: “Ra’iisul Wasaaraha cusub waa nin Awood iyo aqoon u leh fulinta howlaha Xukuumadda, waxaana qabaa…

Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Jen. Cadde Muuse Xirsi ayaa sheegay in ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya uu yahay nin fulin kara howsha loo idmaday, isagoo xusay in uu ku kalsoon yahay inuu gacan ka geysan karo dhexdhexaadinta Puntland iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Dhageyso wariye saakay lagu dhaacay Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho

waxaa sakay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya dhaawac loogu geystay wariye Maxamed Maxamuud Tima Cadde oo ka howl-gali jitay TV universal xafiiskiisa magaalada Muqdisho
dhageyso dhaawaca wariyaha
Valid XHTML 1.0 Valid CSS