Tag: cadaalada

Shacabka Soomaaliyeed iyo Wasiirkii Cadaalada oo Cadaalad-darro ka wada sheeganaya, Yaa arkay Cadaaladdii Soomaaliya?!!

Cadaalada iyo jiritaankeeda waa is weydiinta ugu badan ee Shacabka Soomaaliyeed, waxaa kaloo la is weydiiyaa Shaqada Wasaarada Cadaaladda iyo waxa ay qaban karto xili aanay cadaaladi jirin, Xili qofka aan la tixgalin dhalashiisa, xaqa uu u leeyahay nolosha, fikirkiisa, aqoontiisa iyo qeybta uu ku leeyahay kheyraadka dalka!!

Valid XHTML 1.0 Valid CSS