Tag: caafimaadka

Prof. Dufle oo bulshada Soomaliyeed uga digay khatarta caafimaad ee cabista Sigaarka iyo cudurada ka dhasha

Iyadoo maanta oo ay bishu tahay 31-ka Maajo 2015 ay tahay maalinta loo asteeyey joojinta cabista sigaarka ee caalamka ayaa dhaqaatiirta Soomaaliyeed waxay bulshada uga digayaan qatarta uu leeyahay iyo cudurada halista ah ee ka dhasha.

Wasiiradda Caafimaadka Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku tagtay dalka China (Sawirro)

Wasiiradda Wasaarada Caafimaadka Xaawa Xassan Mohamed oo booqasho rasmi ah ku tagtay todobaadkan dalka China ayaa waxay la kulantay Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Dalka China H.E Li Bin, waxayna labada Wasiir ka wada hadleen sidi dib loogu soo celin lahaa mashaaricdi caafimaadka ee dalka uu ka fulin jiray China gaar ahaan dib u dhis lagu sameeyo Isbitaalka Banaadir oo ka mid ah Isbitaalada horay uu udhisay China, Sidoo kale in dib loo soo celiyo Qubaradii caafimaadka ee wadanka China u soo diri jireen wadanka Somaliya.

Shir weyne looga hadlayo ariamaha caafimaadka dalka oo maanta ka furmaya Muqdisho.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmaya shir weyne qaran oo lagaga hadlayo arrimaha caafimaadka dalka. Dhaqaatiirtan waxa ay ka kala yimaadeen dalka dibadiisa, kuwaasoo sanado badan ka maqnaa dalka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS