Tag: c

C/raxmaan C/shakuur “Dalkaan Seef la boodnimo siyaasadeed laguma xukumi karo”

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ah Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo xalay taageerayaashiisa kula hadlayay magaalada London ee dalka Ingiriiska oo Xaflad soo dhoweyn loogu sameeyay ayaa ka hadlay xaalada dalka iyo halka uu marayo. 

C/raxmaan C/shakuur”waxaa soo dhamaaday qeybtii koobaad ee Maxkamadda qeybta Labaad ayaa bilaaban doonto”

Muddo ku dhawaad 5 maalmood ee uu xabsi ku jiray C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta markii ugu horeysay ka soo muuqday warbaahinta waxa uuna ka hadlay arimo xasaasi ah kadib markii ay go’aamisay Maxkamadda in aanu wax dambi ah laheyn, dibna loogu soo celiyay xoriyaddiisa.

Mooshin madaxweynahaMooshin madaxweynaha

Maxkamadda gobalka Banaadir ayaa goor-dhaw ku dhawaaqday in dib loo dhigay Maxkamadeynta Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo lagu balansaa in ay galabta ka dhacdo Muqdisho.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS