Tag: booliska

War Deg Deg Ah Meydka Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo xiligan Baaritaan lagu sameenayo

Warar aan goodhaw helnay ayaa sheegaya in meydka Allaha u Naxariistee Taliyihii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen Maxamed Sheikh Xasan Ismaaciil la geeyay Isbitaal kuyaala Xarunta Ciidamada AMISOM ku leeyihiin Muqdisho ee Xalane.

Taliska Booliiska oo sheegay in Muqdisho ay ka sameeyaan Howlgal gaar ah

Taliyaha booliiska Soomaaliya, Jen. C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa shaaciyay inay kordhin doonaan howl-gallada Muqdisho ay ka wadaan si ay ammaanka u xaqiijiyaan, isagoo sheegay inay billaabayaan howlgallo gaar ah oo 10 maalin oo xiriir ah socon doona.

Dowladda Japan Oo Qalab Xafiiseed Ku Wareejisay Taliska Booliska Soomaaliya “Sawirro”

Wafdi ka socda dowladda Japan ooo dalka soo gaaray ayaa maanta qalab xafiiseed ku wareejiyay taliska ciidanka booliska

Taliska Ciidanka Boliiska Oo Diyaargarow Ugu Jira Xuska Maalinta Ciidankaasi Ee 20-ka December+Sawirro

Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa diyaargarow ugu jira xuska sanadguuradii 70 aad ee ka soo wareegtay aas’aaskii ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ku asteysan 20 December.

Booliiska Nairobi oo wada baaritaan ku aadan qarax ka dhex-dhacay gaari bas

Booliiska Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa wada baaritaan ku aadan qarax xalay ka dhacay Magaaladaasi, kaasi oo ka dhex-dhacay gaari bas ah oo maraye xaafada Islii ee Nairobi.

Dowladda Japan oo Maanta Jaakadaha La Isaga Difaaco Xabadda Guddoonsiiyay Booliska Soomaaliya

Qalabkan ay maanta dowlada Japan guddoonsiiyey ciidanka booliska soomaaliyeed ayaa ahaa mid loogu tala galay in la isaga difaaco wax yeelada xabadaha xiliyada uu ciidanku booliska sameynayo howlgalada amniga lagu sugayo.

Kuleejka Agoonta Gabdhaha Booliska oo Dib u dhis lagu samaynayo

Jenaraal C/xakiim Daahir Siciid (Saacid)Taliyaha ciidanka booliska soomaaliyeed ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii kuleejka agoonta booliska oo loogu tala galay in lagu xanaaneeyo gabdhaha agoonta booliska soomaaliyeed oo uu burbur lixaad leh u geysteen dagaalada sokeeye ee ka dhacay dalka.

Taliyaha Ciidanka Booliska oo sheegay in Booliska Soomaaliyeed la hor marin doono.

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya General C/xakiin Daahir Saciid “Saacid” ayaa sheegay in taliska Booliska Soomaaliyeed uu wado qorshe balaaran oo lagu horumarinayo ciidamada Boooliska,
Valid XHTML 1.0 Valid CSS