Tag: boka

Hogaamiyaha Boko Haram oo sheegtay mas’uuliyada weerarkii magaalada Baga ee waqooyi bari Nigeria

Hogaamiyaha Boko Haram Abubakar Shekau oo ka soo muuqday Video la geliyay barta You Tube ayaa sheegtay in dagaalyahanadiisa ay qaadeen weerarkii dhimashada badan dhaliyay ee horaantii bishan ka dhacay magaalada Baga ee waqooyi bari Nigeria.

Boko Haram oo dad badan ka soo qafaalatay Cameroon

Dagaalyahano ka tirsan Boko Haram ayaa weeraray tuulooyin ka tirsan dalka Cameroon, kadib markii ay ka gudbeen xadka Nigeria uu la wadaago Cameroon.

Milateriga Nigeria oo sheegay inuu ka war-qabo halka lagu haayo gabdhihii la afduubtay

Milateriga Nigeria ayaa sheegay inuu ka war-hayo halka lagu heysto gabdhihii ay qafaasheen kooxda Boko Haram, iyagoo meesha ka saaray isku day ay ku soo furanayanaan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS