Tag: bbcda

Yacine Brahimi oo ku guuleystay abaal marinta BBC-da ee Xidiga Afrika ugu wanaagsan 2014

Ciyaaryahan Yacine Brahimi ayaa noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee Algerian ah oo ku guuleystay abaal marinta BBC-da ee xidiga ugu wanaagsan Qaarada Afrika ee sanadkan 2014, iyadoo abaal marintan ay aheyd mid taxane ah oo soo socotay 10-kii sano ee u dambeysay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS