Tag: bay

Meydka Xildhibaan Xaabsade oo maanta lagu aasayo magaalada Baydhabo

Meydka Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa maanta lagu wadaa in lagu aaso magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, kadib markii uu shalay subax ku geeriyooday isbitaal ku yaal magaalada Muqdisho.

Ciidamada Itoobiya ee ka mid noqday AMISOM oo dhaq dhaqaaqyo xoogan ka wada Gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah ay ka soo gudbeen xuduuda, iyadoo ciidamadaas labo dhinac isu kala qeybiyay.

Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya oo maanta la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Baay

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Baay, kadib howl gal ay si wada jir ah u qaadeen.

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolka Bay oo Maanta Weeraray deegaan ay Saldhig ku lahayd Xarakada Al-shabaab

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolka ayaa ayaa maanta weeraray deegaanka Korun-bood 00 25-km u jirta degmada Qansax-dheere ee gobolka Bay, halkaasoo ay saldhig weyn ku lahayd Al-shabaab.

Gobalka Bay oo ay ku dagaalameen Shabaab iyo Dowlada Soomaaliya

Wararka laga helaayo magaalada goof gadood ayaa waxa ay sheegayaan in ay halkaasi ka dhaceen dagaalo u dhaxeeyo Ciidanka Dowlada Soomaaliya iyo xarakada Al-shabaab.

Dad ku dhintay rasaas uu ku furay Askari ka tirsan Dowlada.

5 ruux ayaa lagu dilay nawaaxiga Dagmada Deynuunaay ee Gobalkaasi bay ka dib markii uu mid ka mid ah Ciidanka Dowlada uu u geystay fal barer ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS