Tag: bashiir

JEN. BASHIIR GOOBBE: “Al-shabaab Waxay Damacsan yihiin inay Qaraxyo ka geysato Muqdisho”

Taliyaha hay'adda Nabad-sugidda Qaranka Soomaaliyeed, Jen. Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobbe) ayaa sheegay inay heleen warbixinno ku saabsan in Al-shabaab ay qorsheynayso inay Muqdisho qaraxyo ka fuliso marka la galo bisha barakeysan ee Ramadaan.

Agaasimaha Hey'adda Nabadsugida oo sheegay inay caqabado kala kulmaan Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda

Agaasimaha Hey'adda Nabadsugida Qaranka Jen. Bashiir Maxamed Jaamac ayaa sheegay in caqabado ay kala kulmaan dad mas'uuliyiin ah oo ka tirsan dowladda, marka howl galo lagu soo qabto dad la tuhmayo oo dambiilayaal ah.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS