Tag: barkamaanka

Xoghayaha baarlamaanka oo shaaciyay in aysan Waxba ka jirin inay Ra’iisul Wasaaraha ka dalbadeen inuu kaslooni weydiisto

Xoghayaha guud ee golaha shacabka Soomaaliya ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin warar sheegaya inay ku amareen ra’iisul wasaaraha Soomaaliya inuu horyimaado baarlamankaa si uu kalsoonida u weydiisto, warkaas oo ay warbaahinta qaarkeed baahisay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS