Tag: bandhig

Bandhig Caalami lagu soo bandhigay Farshaxanka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho (Sawirro)

Bandhig caalami ah oo lagu soo bandhigayay Farshaxanka Soomaaliga ayaa shalay ka dhacay garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo bandhigan ay ka qeyb galeen dad isugu jiray Soomaali iyo Ajaaniib.

Tartankii Tijaabi Hamigaaga Faneed oo maanta lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho (Sawirro)

Waxaa maanta xarunta gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay tartankii tijaabi hamigaaga Faneed oo soo socday muddo laba sano ku dhow, iyadoo lagu bixiyay abaal-marinno iyo shahaadooyin.

Bandhig Faneed Xalay Lagu Qabtay Muqdisho

Bandhig Faneedkani oo deeqa Lacageed  loogu uruurinayay dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay fatahaadii webiga shabeelle uu ka geystay deegaano ka tirsan gobolka shabeelaha dhexe ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiiro,xildhibaano,shacab fara badan,fanaaniin uu ka mid ahaa Cabdow Aram aram,  iyo fanaaniinta kooxda hobalada waaberi.

Xuseen Shire Ciyaar jecel oo xalay wacdaro ka dhigay Bandhig lagu soo dhaweenayay oo Muqdisho lagu qabtay

Waxaa Xalay Hotelka City Place ee Magaalada Muqdisho lagu qabtay bandhig lagu soo dhaweenayay Fanaanka Caanka ah ee Soomaaliyeed kana tirsan Kooxda Qeylo Dhaan Xuseen Shire Ciyaar jecel oo dhawaan dalka dib ugu soo laabtay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS