Tag: banaan

Banaanbax looga soo horjeedo M/weynaha Somalia oo ka dhacay Minnesota

Banaanbax looga soo horjeedo Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud  oo ku sugan Magaalada  Minnesota dalka Maraykanka ayaa ka dhacay  Hottel uu halkaa ka dagan yahay,

Banaanbax lagu taageerayay madaxweye Xasan Sheekh oo ka dhacay Beledweyne (Sawiro)

Banaanbax lagu taageerayay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud isla markaana loogaga soo horjeeday baaqii dhowaan ka soo baxay xubno kamid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Beledweye.

Dhagayso:- Banaanbax balaaran oo lagu taageerayo Turkiga oo Muqdisho ka dhacay iyo Tarsan oo hadal kulul ka jeediyay

Banaanbax lagu taageerayay dowladda Turkiga barnaamijka Horumarka ee ay ka wada magaalada Muqdisho soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Daawo sawiradda:Dibad bax lagu taageerayay go’aanka baarlamanka uu codka kalsoonida ugala laabtay xukuumadda ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho.

Dibadaxbaxan oo ka dhacay fagaaraha taalladi Sayidka ee degmada Howlwadaag ayaa waxaa ka qeybgalay boqollaal dad ah oo ay ka dhex muuqdeen qaar ka mid ah fanaaniinta Hobolada Qaranka ee Waaberi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS