Tag: baladweyn

Kulan Dib-U-Heshiisiineed Oo Saakay Ka Furmaya Hiiraan

Wafdiga ka socda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee uu hogaaminayo Wasiirka Kheyraadka dalka Mudane C/risaaq Cumar Maxamed ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan dib-u-heshiisiineed kala dhex dhigaan labo beelo oo walaalo ah oo dirir ay ku dhexmartay deegaanka Kabxanleey ee gobolka Hiiraan.

Qarax iyo weerar is babar sicday oo ka dhacay magaalada Baladweyn ee xarunta G/Hiiraan.

Wararka ka imaanaayo magaalada Baladweyn e G/hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax aad u xoogan oo laga maqlay guud ahaan magaaladaasi sidoo kale waxaa bar-bar socday dagaal ay goobta kula wareegeen Rad ka mid ahaa shabaab oo weeraray saldhiga Ciidan ee magaada B/weeyn.   Normal 0 false false false EN-US X-NONE X-NONE Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow ayaa sheegay in kooxda hubaysani ay gudaha u galeen saldhiga kadib markii ay qarxiyeen gaariga miinaysan ayna toogasho ku laayeen askar halkaas ku sugnayd.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS