Tag: bakool

Rayid lagu laayay deegaan ka tirsan gobolka Bakool ee Koonfurta Soomaaliya

Ugu yaraan 10-qof oo shacab ahaa ayaa lagu dilay deegaan u dhexeeya degmada Rabdhuurre iyo Buur-dhuxulle oo u oo ka tirsan gobolka Bakool, kaddib iska-horimaad halkaas ku dhexmaray ciidammo ka tirsan kuwa Itoobiya ee AMISOM iyo xoogagga Al-shabaab.

Wararkii ugu dambeeyay xiisadaha dagaal ka jira Bakool iyo Shabaab oo deegaano ka baxay

Maamulka Gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay kaabiga ku hayaan degmooyinka Xudur iyo Waajid, iyadoo warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in Al-Shabaab isaga baxeen degmooyinkaas.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS