Tag: bajiin

Wasiirka arrimaha dibedda oo kulan ugu qayb galay Shiinaha

Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka qayb galay kulanka lixaad ee waddammada carabta iyo dalka Shiinaha oo lugu soo gabagabeeyey magaalada Beijing ee xarunta dalka China.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS