Tag: badbaado

Naadiga Badbaado Qaran oo u hambalyeeyay Madaxwaynaha cusub ee Puntland Dr. Cabdiwali Gaas (Sawirro)

Naadiga Badbaado Qaran oo ay ku bahoobeen Golihii Wasiirada ee xukuumadii kumeel Gaarka ahayd ee uu Ra’iisal Wasaaraha ka ahaa Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo taageerayashooda ayaa kulan ay isugu yimaadeen Naadiga Badbaado oo Muqdisho ka dhacay waxa ay u hambalyeeyeen Madaxwaynaha cusub ee Maamulka Puntland Dr. Gaas oo ku guulaystay doorashadadii ka dhacday maanta magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka soomaaliyeed ee Puntland.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS