Tag: baaritaano

Ciidamada Dowladda oo baaritaan kawada xaafadaha ku dhow Madaxtooyada

Ciidmada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saakay howlgallo ka billaabay xaafadaha ku dhow xarunta madaxtooyada Somalia, iyadoo sidoo kalena ay xiran yihiin waddooyinka muhiimka ah ee Muqdisho qaarkood.

Ciidamada dowladda oo saakay howl galo dad badan lagu qab qabtay ka wada Suuqa Xoolaha

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saakay howl galo ballaaran ka wada xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa, iyadoo ciidamada ay ilaa iyo hada qab qabteen dhalinyaro fara badan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS