Tag: baaritaan

Ciidamada Nabadsugida oo howl galo gaar ah oo dad iyo gaari lagu qab qabtay ka sameeyay Muqdisho

Ciidamada Nabadsugida dowladda ayaa howl galo qorsheysan oo 24-kii saac ee la soo dhaafay ka sameeyeen magaalada Muqdisho ku soo qab qabtay dad iyo gawaari, kuwaasoo lagu tuhmayay inay qeyb ka ahaayeen falalka amni daro ee ka dhacayay magaalada habeenadii la soo dhaafay.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS