Tag: baaris

Machadka Heritage oo cilmi baaris ku sameeyay Dareenka dadka Muqdisho ee Dimoqraadiyada iyo Doorashooyinka

Machadka Daraasaadka siyaasada ee Heritage ayaa cilmi baaris uu sameeyay Dareenka dadka Muqdisho ee Dimoqraadiyada iyo Doorashooyinka, iyadoo xog uruurin laga sameeyay 17-ka degmo ee Gobolka Banaadir ay muujineyso sida ay dadweynaha u doonayaan inay doorasho ka dhacdo dalka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS