Tag: baardheere

Faah faahin ka soo baxaya dagaal Ciidamada Itoobiya iyo Al-Shabaab ku dhex maray Baardheere

Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday Saldhigyo Ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, iyadoo halkaasi uu ka dhacay dagaal muddo ku dhow saacad socday. 

Jeneraal Dhuumaal oo sheegay in ciidamadu ay baaritaanno ka wadaan magaalada Baardheere

Taliyihii hore ee Ciidamada XDS  Jeneraal Yuusuf Xuseen “Dhuumaal” kana mid ah Saraakiisha Ciidamada  oo isaga oo ku sugan Magaalada Dooloow, la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay ahmiyada ay leedahay in Dowladda ay dib uga qabsato Maleeshiyada Al Shabaab degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Ciidamada huwanta ah oo u jiheeystay Dagmada Baardheere ee Gobalka Gado iyo Shabaab.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa maanta u jiheestay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo iyadoona Degmadaasi ay gacanta ku hayaan Ururka Al Shabaab.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS