Tag: bADED

Holland oo sheegtay inay xirtay dad lala xiriirinaayo burcad badeednimo

Markab dagaal oo laga leeyahay dalka Holland oo xubin ka ah ciidamada caalamiga ah ee la dagaallanka burcad badeed Soomaali ah ayaa maanta xiray sagaal qof oo looga shakiyay inay yihiin burcad badeed oo lagu qabtay xeebaha Soomaaliya, wasaaradda difaaca Holland ayaa war qoraal ah ku sheegtay.  
Valid XHTML 1.0 Valid CSS