Tag: askari

Kooxo hubeysan oo askari ku dilay Dagmada Hilwaa ee Gobalka Banaadir

Warka ka imaanayo dhanka Xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa, ayaa sheegaya in Kooxo Dableey Hubeysan ay halkaasi ku toogteen Askari ka tirsanaa Ciidamada Dowlada Federaalka Somalia.

Askar katirsan Ciidanka Dowlada oo Muqdisho lagu dilay iyo ragii ka dambeeyay Dilkooda oo gacanta lagu dhigay

Kooxo hubeesan oo xirnaa dareeska Ciidanka Dowlada ayaa shalay waxa ay dil ugu geesteen Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir labo askari oo ilaalo u ahaa Gudoomiye kuxigeenka Arimaha Bulshada ee Degmada Kaaraan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS