Tag: arragga

Xuska Caalamiga ah ee Maalinta arraga Aduunka (World sight day) oo lagu qabtay Muqdisho

Waxaa shalay gelinkii dambe lagu qabtay magaalada Muqdisho munaasabad lagu xusayey maalinta arragga Adduunka (World Sight day) oo ku beegneyd isla shalay oo taariikhdu aheyd 13-ka bisha Oktoobar ee sanadka 2016.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS