Tag: arday

SEMINAR SI HEER SARE AH LOOSOO AGAASIMEY OO LAGU QABTEY JAAMACADA AL-MADIINAH +Sawiro

Seminar si heer sare ah loosoo agaasimey oo eey hirgalintiisa iska kaashadeen Kullilyada Maamulka iyo Dhaqaalah (Faculty of Finance and Administrative Sciences), iyo Qeybta Arimaha Ardeyda (Student Affairs Division) ee Jaamacada caalamiga ah ee Al-Madinah International University, ayaa lagu qabtey xarunta weyn ee isla jaamacada Al-Madinah oo ah jaamacad eey dhigtaan ardey Soomaaliyeed oo aad u farabadan, kuna taalla maagalada Shah Alam, ee gobolka Selangor ee dalka Malaysia.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS