Tag: aqab

Ururka AQAP ee Al-Qaacida oo Dahab dul-dhigay Hoggaanka Sare ee Xuuthiyiinta Dalka Yemen

Kooxda Al-Qaacidada dalka Yemen ee AQAP ayaa ku dhawaaqay inay siinayso 20-kg oo dahab ah qofkii u keena madaxa hoggaamiyaha kooxda Xuuthiyiinta dalka Yemen, Cabdulmalik Al Xuuthi.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS