Tag: and

Dood kulul oo markale dhex martay Musharixiinta Trump iyo Hillary

Dood u dhexeysa musharrixiinta sida adag isaga soo horjeeda ee dalka Mareykanka, Donald Trump iyo Hillary Clinton ayaa si toos ah TV-yada caalamka looga daawaday ay dhexmartay caawa.

Donald Trump iyo Hillary Clinton oo ku sii dhowaanaya Tartanka Musharaxnimada Madaxweynaha Mareykanka

Musharaxiinta Xisbiyada Jamhuuriga iyo Dimoqraadiga Donald Trump iyo Hillary Clinton ayaa ku soo dhowaanaya inay u soo baxaan Tartanka Musharaxnimada Madaxweynaha Mareykanka, kadib markii guulo hor leh ka soo hoyeen gobolada waqooyi bari Mareykanka.

Wafuudii dowladda Soomaaliya iyo Somaliland oo maanta dib ugu laabanaya Muqdisho iyo Hargeysa

Wafuudii dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland u kala dirsadeen wada hadalka Istanbul ayaa maanta dib ugu laabanaya Muqdisho iyo Hargeysa, kadib markii uu fashilmay wada hadalkii labada dhinac dhex mari lahaa.

Mareykanka iyo Faransiiska oo Tababbaraya Ciidamada Dowladda Soomaaliya

Dalalka Mareykanka iyo Faransiiska ayaa sheegay inay tababarro siinayaan ciidamada Soomaaliya, si looga hortago weerarrada kaga imaanaya Al-shabaab oo dhawaanahan geysanaysay qaraxyo iyo dilal qorsheysan.

AMISOM iyo Mareykanka oo ka digay weeraro ka dhaca Muqdisho Ramadaanka

Qoraallo ay soo kala saareen AMISOM iyo Mareykanka ayaa looga digay weerarro argagaxiso oo ay Al-shabaab ka geysato magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka qaarkood inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan; iyagoo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay feejignaan dheeri ah muujintaan inta lagu jiro Ramadaanka.

Cabinet endorses plans to reopen Somali National University

His Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon and Cabinet were today briefed government plans to rebuild and reopen Somali National University at the weekly Cabinet meeting. The plans were unanimously supported by the Cabinet.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS