Tag: amni

Kulan Looga Hadlayay Adkeynta Amniga Oo Lagu Qabtay Muqdisho

Kulankan oo ay isugu yimaadeen Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed iyo saraakiil ka tirsan ciidanka booliska ayaa looga hadalayay dar dargelinta howlaha ciidamada booliska Soomaaliyeed ay ka wadaan dalka oo ay ugu horeyso sugidda amniga.  

Maamullada Galgaduud iyo Hiiraan oo ka arrinsaday amniga

Kullan ku aaddan sida ay amniga isaga kaashan karaan maamullada gobollada Hiiraan iyo Galgaduud, ayaa maanta ka dhacay tuulada Beer-gadiid ee hoos tagta degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS