Tag: amaanka

Golaha Amniga Qaranka oo la wareegay howshii Xukuumadda iyo Baarlamaanka (Warbixin)

Golaha Amniga Qaranka oo lagu bedelay Madashii hore ee Wadatashiga Qaran ayaa u muuqda kuwo si tartiib tartiib ula wareegaya howlihii Xukuumadda iyo Baarlamaanka Federaalka oo xilligan  fasax ku jira.

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo u digey ganacsatada taageerta Alshabaab

amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Ducaale Islow oo ka hadlay shir saxaafadeed si wadajir ah ugu qabtay isaga iyo taliyeyaasha nabad sugidda iyo booliiska ayaa sheegay in go’aan ay ka soo saareen golaha wasiirada Soomaaliya in taageero dhaqaale la siiyo kooxda Al-shabaab.

Golaha Amaanka oo ka Walaacsan Siyaasada Soomaaliya

War murtiyadeed kasoo baxay gabagabada kulankii golaha amaanka ee Q,M ayaa waxaa walaac looga muujiyay wax lagu sheegay xasilooni darida siyaasadeed ee ka jirta Soomaaliya

Kulan ammaanka looga hadlayay oo xalay ka dhacay Xarunta Nabadsugida

Kulan ammaanka looga hadlayay ayaa xalay ka dhacay xarunta Nabadsugida iyo Sirdoonka ee magaalada Muqdisho, iyadoo kulankan diirada lagu saaray amniga caasimada iyo deegaanada ku dhow dhow.

Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM oo Maanta booqasho ku imaanaya Muqdisho

Xubnaha joogtada ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in maanta safarkii ugu horreeyay ay ku yimaadaan magalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya.

Golaha Wasiirrada oo xalay kulan la qaatay laamaha ammaanka dalka iyo Gudiga Difaaca ee Baarlamaanka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Taliyayaasha laamaha Ammaanka, Maamulka gobolka Banaadir, Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka, ayaa xalay magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlayay ammaanka dalka, waxaana kulanka shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed.

Laamaha amaanka oo soo saaray digniin 10 Al Shabaab is qarxi raba oo Muqdisho soo galay

Afhayeenka laamaha Amniga Somalia Mudane Qaasim Axmed Rooble oo Galabta Saxaafada la hadlay ayaa waxaa uu Bixiyay Digniin ah in Magaalada Muqdisho ay soo Galeen Gawaari is Qarxi Rabta oo Al Shabaab ay soo Direen kuwaas oo uu soo Bandhigay Xogtooda oo dhamees tiran.

Madaxweyne Xasan “Dhaqanka fowdada ee 23kii sano na dilay waa uu sii dhammaanayaa” SAWIRRO

Muqdisho, 20 April 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Amniga. Shirkan oo ay Dowladdu qabanqaabisay kana soo qeybgaleen aqoonyahanno, khubaro dhanka amniga iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada, ujeedadiisuna tahay in arrimaha amniga la gorfeeyo oo talo ka timid shacabka Soomaaliyeed ay noo horseedo sidii aan u sii xoojin laheyn amniga iyo nabadeynta Somalia.

Daawo Sawirada Shir weyne qaran oo looga hadlayo amaanka Dalka oo goordhaw ka furmay Magaalada Muqdisho

Waxaa Goordhaw Hotelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho ,ka furmay Shirweyne looga hadlayo amaanka Dalka ,shirkaa ay ka qeyb galayaan Madax katirsan Dowlada Soomaaliya iyo saraakiil ka kala socota Maamul Goboleedyada Dalka.

Golaha Amniga oo kordhisay qafiifinta Cuno-qabteynta hubka Somalia

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay xilliga qafiifinta cunno-qabteynta hubka ee Soomaaliya, iyadoo lagu kordhiyay sideed bilood oo keliya.

Mas’uuliyiin ka warbixiyay duqeymihii Muqdisho iyo dad loo qabqabtay

Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia ayaa ka hadlay duqeymihii xalay loo geystay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, iyagoo sheegay inay madaafiicdu ahaayeen kuwo macmal ah oo aan geysan wax khasaare ah.

Dhageyso+Sawiro:Madaxda dowladda oo ka qeyb galay kulan Golaha Wasiirada uga hadlayaan qorshaha sanadka 2014

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta furay kulan howleed labo cisho socon doona kaasoo Golaha Wasiirada ee Xukuumada si gaar ah uga wadatashan doonaan howlaha baaxada leh ee horyaala iyo sidii loogu fulin lahaa muhiimadaha ay kala leeyihiin, gaar ahaana qorshaha sanadka 2014-ka.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Taliska Ciidanka Booliiska Oo Sheegay Iney Wadaan Qorshe Lagu Xaqiijinayo Ammaanka Gobollada Dalka

Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay wadaan qorshe ku aadan sidii loo nabadeeyn lahaa  goballada dalka, iyadoo qorshahaasina uu haatan ka bilowday gobalka Shabeellada Hoose.

Golaha Ammaanka oo ku baaqay in la dar dar geliyo taageerada dhinaca Amniga ee Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey aya ku baaqay in la dar dar geliyo taageerada loo fidinayo dowladda Soomaaliya ee dhinacyada Amniga iyo Horumarinta, iyagoo beesha Caalamka ugu baaqay inay xoojiyaan taageerada Soomaaliya.

WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA: “Waxaan ku guuleysannay inaan 64 unug oo Al-shabaab ka tirsan ku burburinno muddo kooban”

Khamiis, Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in muddo 90-casho gudahood ah ay ku burburiyeen 64-unug oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaasoo ka howlgalayay Muqdisho.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS