Tag: afgooye

DEG DEG:-Qarax gaari weyn loo adeegsaday oo ka dhacay Afgooye

Weerar Ismiidaamin ayaa Goordhaw waxaa lagu weeraray Saldhig Ciidanka Booliska Soomaaliye ay ku leeyihiin degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo 30km Galbeed Muqdisho kaga beegan.

Maamulkii Degmada Afgooye oo xilalka laga qaaday iyo kuwo la magacaabay

Wareegto kasoo baxday wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Somalia, C/llaahi Goodax Barre ayaa xilalka looga qaaday dhammaan xubnihii maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Degmada Afgooye Oo Lagu Aasay Nabadoon Caan Ka ahaa Oo Xalay Lagu Dilay Degmadaasi

Allaha  unaxariistee Nabadoon C/laahi  Maxamuud Baliil oo Xalay kooxa dhagar qabayaal ay ku dileen degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa maanta lagu Aasay duleedka degmadaasi, iyadoo aaskaasi ay ka qeyb galeen Xildhibaano, Mas’uuliyiinta degmada Afgoooye, kan gobolka, iyo Saraakiil ka Tirsan Hey’adaha Ammaanka.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS