Tag: aduunka

Bankiga Adduunka oo qaaday tallaabo xayiraada looga qaadayo Xawaaladaha Soomaaliya

 Bankiga Adduunka ayaa qaaday tallaabo xayiraada looga qaadayo Xawaaladaha Soomaaliya, isla markaana taageerayo dhaq dhaqaaqa xawaaladaha, si loo xaqiijiyo isha kaliya ee dhaqaalaha ka soo galaan Soomaalida  oo ah Xawaaladaha ku yaala Ameerika iyo Yurub.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS