Tag: abdiwali

Ra’iisul Wasaare C/wali oo si kulul u cambaareeyay qaraxii xalay ka dhacay magaalada Baydhabo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u canbaareeyey weerarka argagaxiso ee lagu bartilmaameedsaday dad rayid ahaa oo ku sugnaa maqaaxi laga shaaheeyo oo ku taalla magaalada Baydhabo,

PM Abdiwali attends the funeral service of his permanent secretary Mohamud Hersi Abdulle:“promising defeat for the terrorists”

H.E Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, member of his Cabinet and civil society members today attended the funeral service of the Permanent Secretary, Office of the Prime Minister, who was killed in yesterday’s cowardly attack.

Ra'iisul Wasaare C/wali Sheekh Dowlada wax ayeey ka qaban doontaa dhibaatada soo lalaabatay ee Sh/ Hoose

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa sheegay inay wax ka qaban doonaan dhibaatooyinka ka jira wadooyinka deegaanada Gobolka Shabeelaha Hoose, isagoo tilmaamay in madaxda dowladda iyo hey'adaha ammaanka ay waqti badan geliyeen sidii arrintan wax looga qaban lahaa.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS