Tag: abaanduulaha

Taliska Ciidanka Milatariga Soomaaliya oo dalbaday Diyaarado iyo Doomo

Taliska Ciidanka Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in Dowlado dhoor ah ka dalbadeen in Ciidanka Milatariga Soomaaliya gacan ka siiyaan la dagaalanka Al-Shabaab iyo sidii ciidanka loo qalabeyn lahaa.

Abaanduulaha Ciidamada xooga dalka oo ka hadlay howl galada ka socda gobolada

Abaanduulaha ciidamada xooga dalka Jen. C/risaaq Khaliif Cilmi ayaa ka hadlay howl galada ka socda gobolada dalka, isagoo cadeeyay in meel la mid dalka Soomaaliya aanay Al-Shabaab kaga sugnaan doonin.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS