Tag: aaska

Wasiirka Gaashaandhigga oo ka hadlay Marxaladihii uu soo maray ciidanka xoogga dalka (Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini oo ka hadlayay munaasabadda lagu xusayay sanad-guuradii 55aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay ciidamada xoogga dalka ayaa hambalyo u diray Ciidamada, isagoo ka hadlay aas aaska ciidamada iyo marxaladihii uu soo maray

Boqorkii Sacuudiga Cabdalla Bin C/casiis oo lagu aasay magaalada Riyadh (Sawirro)

Boqor Cabdalla Bin C/casiis ayaa galabta lagu aasay qabuuro ku yaal magaalada Riyadh, iyadoo aaskiisa ay ka qeyb galeen Madax ka socotay Dunida Islaamka.

Daawo Sawirada Aas Heer qaran ah oo maanta Magaalada Muqdisho loogu sameeyay Xildhibaanad Saado Cali Warsame

Allaha u naxariistee Waxaa maanta Qabuuro kuyaala Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho lagu aasay Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo shalay kooxo hubeesan ku toogteen agagaarka Hotelka Ampasador ee Magaalada Muqdisho.

Waqtiga la aasayo ra'iisul wasaarihii hore ee dalka oo la shaaciyey

Guddiga heerka qaran ee loo saaray qaban qaabada aaska ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya -AHN- C/risaaq Xaaji Xuseen, ayaa kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen, waxay ku go'aamiyeen waqtiga iyo goobta uu aaska marxuumku ka dhici doono.

Qaban Qaabada Aaska Qaran Ee Loo Sameynayo R/wasaarihii Hore Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen Oo Meel Wanaagsan Mareysa

Guddiga heerka Qaran ee loo xilsaaray aaska Qaran ee loo sameeynayo Allaha u naxariistee R/lwasaarihii hore ee Soomaaliya marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen ayaa sheegay in meel wanaagsan ay mareyso qabanqaabada aaskaasi loo sameenayo R/wasaarihii hore ee Soomaaliaya.
Valid XHTML 1.0 Valid CSS